Xiiqdheer
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Cudur qufac badan leh oo carruurta ku dhaca. ld kix.
Xiiqdheer
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(daaw.) Cudur la isqaadsiiyo ee muddo gaaban, inta badanku dhaca caruurta oo uu keeno caabuq (mucosa) xuubka malaaska ee cunaha baktiiriyumka loo yaqaan “bordatella pertussis”. Kalhuu-riska oo ah 1-2 toddobaad ka dib waxa bilowda xaako, qandho fudud, qufac iyo cunno xumo. Qufacu wuxu noqdaa mid soo noqnoqda soona kordha: qofacyo gaagaaban oo isku xigxiga waxa raacaya neef jeed khasab ah taas oo sameyneysa codkii kixda. Waxa sida badan dhacda dhiigbax sanka iyo afka ka yimaada iyo matag qufaca xiriirka ah ka yimaada.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xiiqdheer ↴
kix | xiiq | xiiqley |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg