xikaayo
(m.dh)

Halxiraale gaar ah oo dhallin-yarada ragga iyo dumarku isu jeedin jireen waayadii hore marka ay haasaawayaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xikaayo

xikaayee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-yeeyay, -yaysay)
Cid xikaayo u jeedin.

xikaayoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Xikaayo sheegid.

xikaayood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg xikaayoo.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg