Xilafur

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Xilaha la qabo oo si sharci ah loo sii daayo, loo furo; dalaaq. 2. Dhaar lagu dhaarto in xilaha la furayo.

Xilafur

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Xilo ku dhaarasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xilafur

xilafurid | xilafursii | xilafursiin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg