Xildhibaan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)

1. Xubin gole shacbi ka tirsan. 2. Qof xil qaadi kara.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xildhibaan

mudane | xilkas |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg