Xin

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Colaad yar oo masayr iyo xaasidnimo leh oo dad qaraaba ahi isu qabaan. 2. (-man, m.l) Biyafariisin yaroo xareed ah.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xin

ubxin | jaahilbixin | edegkudhufaan | gaafabbixin | gaaggixin | gaagixin | kaadiraac | laaxin | naajixin | nabadbixin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg