Xoodso
Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3 Isrogrogga: (-saday, -satay)1. (f.g) Nafley salaaxasho. 2. (f.mg) Nafley salaax u bogid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xoodso ↴
xoodsasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg