xoolatirso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)Si diya ama mag loo bixiyo xoolaha reer ka tirin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xoolatirso ↴
xoolatirsasho [m.f.dh]
eeg xoolatirso. ld xoola-tirsi.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg