Xorgog

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:

Caato, wuxuu ku dhego aan laga fujin karin; wax ku koga ama isku qonbojiya.

Xorgog

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)

1. Nafley caatoobid. 2. Wax si ba'an ugu dhegid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xorgog

xorgogid | xorgogsan | xorgogsanaan | xorgogsanaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg