Xuluul
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Cawska jiilaalkii xoolaha dhirta hoosteeda looga guro. 2. ld huluul, xaluul. (-llo, m.l./dh) Xuluulasho; dhexgal; huluu-lad.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xuluul ↴
xaluul | xaluulad | xaluulasho | huluul | huluulad | huluulasho | xuluulad | xuluulasho | xuluuli |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg