Xurbin
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)1. Ul dheer oo afka ganto ku leh oo caanaha iwm lagu walaaqo. 2. Ul gaaban oo af buuran leh oo soorta la karinayo lagu walaaqo. ld xurbiye, xurbo, xurub.
Xurbin
Qaabnaxa: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine Isrogrogga:eeg xurbi.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xurbin ↴
xurbiye | xurbo | xurub |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg