Xuub-badh-habe

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-bayaal, m.l/dh)

(baay.) Marka la sharaxayo siimowga, xuub oggolaada inay dhexmaraan molikiyuulladda miluhu, hase yeeshee aanay dhex mari karin kuwa milmuhu.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xuub-badh-habe


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg