Xuubdhacso
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-saday, -satay)1. Mas iwm xuub ridid. 2. Nafley cayilid. 3. Nafley muuqaalkeedii hore mid ka fiican yeelasho. ld xuubsiibo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xuubdhacso ↴
xuubdhacsasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg