Xuubi

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Libaaxbadeedka waaweyn jaad ka mid ah.

Xuubi

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. (f.g) Caano degdeg u qurqurin. 2. (f.mg) Wax qolof ama ded saarnaa ka qaadid. 3. (f.mg) Xoolo iwm degdeg ku kaxayn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xuubi

xuubin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg