xuubso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

1. Xuubka hore ka diirasho, ka muruxso. 2. Canaan iyo dagaal kulul cid ku samayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xuubso

xuubsasho [m.f.dh]
eeg xuubso. ld xuubsad, xuubsi.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg