Xuudhee

Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-dheeyay, -dheysay)

1. Socod aayar ah oo aan meel la tageyn socosho. 2. Isku x.: laba nafley isku dirid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xuudhee

xuudhayn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg