Yaanyo
Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:(bot.) Miro guduudan ama cillaan xigeen ah oo la cuno iyagoo ceerin ama bisil; inta badan iidaankaa lagu daraa.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga yaanyo ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg