Yaare

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Xilli ka mid ah xilliyada sannadka soomaalida oo roobab ka da'aan xeebaha bari. 2. Dhaxanta roobku keeno.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga yaare

aqyaaree | ikhyaaree |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg