Yabaree

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-reeyay, -raysay)

Ka y.: cid mingis, rooxaan iwm ka muddeyn (ka tumid).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga yabaree

yabarayn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg