Yac
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Sagaarada teeda dheddig.
Yac
Qaabnaxa: Erey Dareen | Exclamation Isrogrogga:Ka joog! Daa!
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga yac ↴
yacarun | yacay | yacay | yacayan | yacayid | yacaynaan | yacaynaansho | yacyacood |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg