Yalanyalxo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Dabayl qabow oo roobku markuu da'o ka dib timaada. ld yalalaxo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga yalanyalxo

yalalaxo | yalanyalxoo | yalanyalxood |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg