Yar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-ryar, m.l)

Wiil da' yar.

Yar

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ryar, m.l)

Gabar da'yar.

Yar

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-raa, -rayd; yaryar)

1. Wax da'diisu yartahay ahaansho. 2. Wax tiradoo-da ama cabbirkoodu uusan badnayn ahaan-sho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga yar

aabbur | aabbur | aad | aadyar | aagaan | aagaan | aah | aajur | ib | ubad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg