Yarayn

Qaabnaxa: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine Isrogrogga:

eeg yaree. ld yarays, yaraysiin.

Yarayn

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(kiim.) Ogsijiin kasaaridda ama haydarojiin kudaridda loo geysto iskudhis. Guud ahaan, waxa la odhan karaa atam, molikuyuul ama ayoon wuu yaraaday ama yarayn baa ku dhacday marka uu helo elektaroono.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga yarayn

gaalli | taagdarree | yarays | yaraysiin | yaryarayn | badan | cirifayn | dhallinyarayn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg