Gaalli

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. Wax aayar u wadid. 2. Wax yarayn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gaalli

gaallin | gaallisee | gaalliseyn | gaalliso | agaalli |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg