Yarayso
Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-stay, -satay)1. Qof fal sa-mayntiisa sahlasho. 2. Qof wax ku weyn wax yar ka dhigasho. 3. Qof, cid wax liita ka dhigasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga yarayso ↴
yaraysasho | farayarayso | hawlyarayso |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg