Yeeg-bisaliim
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-mo, m.dh)Dhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talag-galay dhinac ku leh hal dhibic, dhinaca kalena saddex dhibcood ku leh. ld saliim-biyeeg.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga yeeg-bisaliim ↴
saliim-biyeeg |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg