Yeeg-bishiish
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-shyo, m.dh)Dhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talaggalay, dhinac ku leh hal dhibic, dhinaca kalena lix dhibcood. ld shiish-biyeeg
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga yeeg-bishiish ↴
shiish-biyeeg |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg