Yumbi

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Wax biyo ku dhex mukhuurin. ld dhumbi, kumbi (2).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga yumbi

yumbin | dhumbi | dhumbin | kumbi | kumbin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg