Maldahay
()eeg Maldahan. Maldahan
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh Maldahay ↴
maldahan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-hnaa, -hnayd)
Wax la maldahay ahaansho (hadal).
maldahnow [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-naaday, -naatay)
Wax la maldahay noqosho (hadal).
sogordahan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-hnaa, -hnayd)
Hadal wax la maldahay ahaansho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg