Sawaab
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-byo, m.dh)Dhaandhaan; nacas.
Sawaab
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Abaalmarinta Ilaah qof wax fiican sameeyey abaalmariyo.
Sawaab
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)Cid dhaan-dhaamid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga Sawaab ↴
sabsaab | sawaab | sawaab | sawaab | sawaaban | sawaabi | sawaabid | sawaabin | sawaabnaan | sawaabnaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg