Waqooyiga Ameerika
Qaabnaxa: Isrogrogga:(juqr.) Waqooyiga Ameerika (Af-Ingiriis: North America; Af-Carabi: أمريكا الشمالية) waa qaarada shanaad ee ugu wayn deegaanda dhulka. Qaaradani waxaa ku yaala sadex wadan oo kali ah, kuwaasi oo kala ah: Kanada, Mareykanka, Meksiko.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga Waqooyiga Ameerika ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg