Wasaasin
() (-ta)Sariir yar oo dadka buka ama dhaawaca ah lagu qaado. ld wasaaso. wasaaso
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh Wasaasin ↴
dhooli [m.dh] (-iyo, m.l)
1. Sariir yar oo dadka buka ama dhaawaca ah lagu qaado; wasaasin. 2. Baabuur qafilan oo dad jirran ama dhaawaca ah lagu qaado.
Wasaaso []
eeg Wasaasin. Wasaasin
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg