Aafee

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-feeyay, -feysay)

Cid aafo gaarsiin.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aafee

aafayn | jaa'ifee | naafee | qaafee | xagaafee | curraafee | gadaafee | jallaafee | jillaafee |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg