Aagga-qabow
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-gag-qabow, m.l)(jool.)Soohdinta dhulka dushiisa ee kala soocda hawo qabow iyo hawo diiran. Hawada qabow ayaa hoos ka cadaadisa tan diirran.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aagga-qabow ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg