Aalad

Qaabnaxa: m.d Isrogrogga: (-do, m.dh)

1. Qalab mashiin leh oo wax lagu qabsan karo. Tus. “Kombiyuutarku waa ±a. cusub oo cilmibaarista fududaysay”. 2. Qalab lagu dagaallamo; hub. 3. Qalabka dumarku ay qaataan ee isku qurxiyaan mid ka mid ah.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aalad

aaladee | aaladeyn | aaladeysan | aaladeysnaan | aaladeysnaansho | aalad-kabniin | gaalad | xaalad | xaalad-beeggaal |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg