Aasan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-smay, -sanaty; -smi)

Wax cidi aastay noqosho.

Aasan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-snaa, -snayd)

Wax la aasay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aasan

aasaasan | aasaasan | aasmid | aasnaan | asaasan | asaasan | barashada foosillada | basaasan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg