Aayad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)

1. Akhriska ama qoridda quraanka inta u dhexeysa laba joogsi. 2. Wax aan hore loo arki jirin oo yaab leh; mucjiso.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aayad

rabbaayad | sabaayad | taayada | taayada | waagii mesosooik | waayadii dhexe | yeerso | bisin | dacaayad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg