yeerso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

Arday quraan qoranaaya aayadda uu marayo macallinka u sheegid si midda ku xigta loogu sheego.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yeerso

yeersasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg yeerso.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg