Abaabul
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:ld abaabulid.
Abaabul
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ulay, -ushay)Si hannaan ama qaab habeysan leh dad u hawlgelin, arrin isku duwid, qabanqaabin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga abaabul ↴
oog | tabaabulayn | tabaabulyo tabaabulee | tabaabulo | tabaabulshayn | tabaabulshee | tabaabulyayn | tabaabulyee | tabaabulyo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg