Abaal
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)1. Samo cid loo galo. Tus. “Cali, abaal buu ii galay”. 2. Xasuusta wanaagsan ee la isaga hayo samo la isu galay. Tus. “Xasan, abaal baan u hayaa”.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga abaal ↴
yabaal | yabaal | yabaalid | nabaal | nabsi | qaarxabaal | qaarxabaal | qaarxabaalid | rabaal | sabaal |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg