Abaaldhac

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Samo la isu galay oo wixii uu mudnaa aan lagu gudin. ld abaaldhicid.


Abaaldhac

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday; -dhici)

Ka a.: samo la isu galay wixii uu mudnaa ku gudid la'aan.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga abaaldhac

abaaldhicid | jisakaddare |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg