Abaddar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)

1. Qof aan waxba laga dhaadhicin karin; macangag. 2. Geesi aan caqli lahayn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga abaddar

abaddarnimo | labaddaraadle |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg