Abaqaal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Tallaalidda laan geed laga soo gooyay lagu tallaalo geed kale. ld abqaalid.

Abaqaal

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-aalay, -aashay)

Laan geed laga soo gooyey geed ku tallaalid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga abaqaal

abaqaalid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg