Abbaare

Qaabnaxa: Magac Lab Falkaab | Noun Masculine Adverb Isrogrogga:

Qiyaasta ugu dhow wax aan la hubin oo la qiyaaso. Tus. “Waxaan ku sugayaa abbaaraha lix saac”.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga abbaare

raadar |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg