Abeesalugaley

Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:

Berribiyood afar addin, dabo dheer iyo harag leh oo yaxaaska u eg, kana jurmi yar; masalugaley; riyanuug.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga abeesalugaley


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg