Abnaq
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-qyo, m.dh)(xis.) Tirada soo baxda marka la isku dhufto dhammaan abyooneyaasha togan ee ka yar ama le'eq abyoone togan ee la isa siiyey. Abnaqa abyoone n oo loo qoro n! waa: (n - 1) (n - 2) (n - 3) ... 3. 2. 1. Cidala isku raacay o! = 1.
Abnaq
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Cilmiga abtiriska.
Abnaq
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-qay, -qday)U a.: cid u abtirin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga abnaq ↴
abnaqid | abtirsiinyo | aragtida Darwin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg