Aragtida Darwin

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-iyaha ..., m.l)

(baay.) Aragtida tadawurka ee ahayd isirka sinjiyada oo Charles Darwin soo saaray 1859, taas oo ilaa hadda dadka qaarkood rumaysanyahay sinjiyadu inay ka soo jeedaan noocyada abnaqyada hoose, marka loo eego dariiqadda xulashada dabeeciga.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aragtida Darwin


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg