Abraar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Orod degegsiinyo leh oo hadba dhan loo ordo. 2. abraarid. ld abraarid.

Abraar

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

1. (f.g) Meel ciriiri ah xoog ku dhexmarid. 2. (f.mg) Si degdegsiinyo leh hadba dhan ugu ordid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga abraar

abraarid | abraarsii | abraarsiin | abraarsiis | gabraar | gabraar | gabraarad | gabraarasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg