Gabraar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-ro, m.dh)Nin ugaarsada.
Gabraar
Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga:Dabidda, qabashada iyo laynta ugaarta.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gabraar ↴
gabraarad | gabraarasho | gabraarato | gabraaro |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg