Abuuran

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-rmay, -rantay; -rmi)

Wax la abuuray noqosho.


Abuuran

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)

Wax la abuuray ahaansho.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga abuuran

abuurmid | abuurnaan | aseendo | iniin | lin |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg