Abyan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Garasho ama dareen, wax silloon ama lala yaabo, ay dhaliyaan; amakaag; ashqaraar. 2. ld abyamid.
Abyan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)Ka a.: wax aad ula yaabid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga abyan ↴
yaab | abyamid | abyanaha logaridam | abyane huban | abyin | abyineed aan hubnayn | abyineed huban | aragtiinka asaasiga ee kalkulaska abynan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg